Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 2 May 2024

Fadliga Ciida Carafa ... Idinkoo Nabad Ah Iyo Anagoo Nabad Ah Wey Noo Ahaataye Si Wacan U Ciida

Wednesday - November 25, 2009

Marka hore waxay bahada war-baahinta Galdogob Times salaan diiran ay u dirayaan dhamaan umada Soomaaliya ee ku dhaqan gudaha dalkeena iyo inta kala joogta hareeraha iyo daafaha duinda, waxana aanu lee-nahay KULI-CAAM WA ANTUM BIL KHAYR.

Waxan ilaah idiinka baryeynaa Dariiqi Rasuulka Iyo kuwa La Siiyo Darajada Janada Doorka Ah .. Allow Naxariista Duugmada Markaa Laga Dareerayo Malagyada la Soo Diray Naga Yeel Kuwa Dawga Garansiiso Dibnahooda Tawxiidka kara .. Allaha Daayinow Adaa kare na Siih Caafimaad iyo Barwaaqo, Amaan, Nabad-gelyo, Is-fahan iyo anagoo meel ug soo wada jeesana Soo Nooleynta Qaranimadii Soomaaliya Iyo Ka Hortaga Cadawgeena Ku Mashquulsan Kala Tagayaga Iyo Anagoo Isku Duuban Ka Hortagno Cadawga Soomaaliya Oo Marxalad Kasta Uu Ku Sugan Yahay-ba... Nooc Uu lee-yahay-ba ... Wejigii Uu La Yimaado-ba .. Mid Af .. Adin .. Gacan ka Hadal, Qoraal..Maskax..  Siyaasad .. Qori Caaraddii iyo Xeelad kasta Uu Isku Dayo-ba .

Rajadaas Allaha ha inaga aqbalo, Oo Wixii Inagu Soo wada Xumaana Si Kasta Oo Ay U Eeg Tahay RABBI Hay Naga Af qabto Oo Iyaga Dib Hawgu Celiyo ... ILAAH Ha Inaga Aqbalo Oo Ha Isu Keen Uur Xaaro, Munaafa-qiinta Iska Keen Hor Keenana Waxan ka Baryayaa In Ay micida dhagax ku dhuftaan aanay ka soo waaqsan,