Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Mucjiso Ka Dhacday Magaalada Liverpool Ee Cariga Ingiriiska By Khadar Cabdi

Tuesday - December 22, 2009

Magaalada Liverpool ee cariga Ingiriiska ayaa ayaamihii ina soo dhaafay boqolaal qof oo ku nool magaaladaas isugu yimaadeen guriga nin 23 jir ah oo la yiraado Ali Al Waqedi oo muslim ah ka dib markii wiilkiisa iyo isgu ay booqdeen suuq lagu iibiyo kaluunka oo uu rabay in uu wiilkiisa uga iibiyo kaluun,........................

Aduunka baryhan waxaa ku soo badanyey waxyaalaha calaamada mucjisada ilaahay wata , caruur isku dhegan kuwo xubnaha qaar aan lahayn xoolo sidoo kale ku dhalanaya adimo dheeraad ah maxad dheeraad ah xayawaan ku dhawaaqaya towxiidka ilaahay ....................

Todbaadkii Dhowaa Bay Ahayd Markii Ay Magaalada Liverpool ee cariga Ingiriiska boqolaal qof oo ku nool magaaladaas isugu yimaadeen guriga nin Da'diisa Lagu Qiyaasay 23 jir ah oo Lagu Magacaabo Ali Al Waqedi oo muslim ah ka dib markii Wiil Ay Walaalo Yihin iyo isgu ay booqdeen suuq lagu iibiyo kaluunka oo uu rabay in uu wiilkiisa uga iibiyo kaluun,.

Ali wuxuu halkaas kula kulmay isla markiiba kaluun afcarbi ku dul qoran yaahay wuu ku jeestay waana soo qaaday waxaana ku qornaa magaca ilaahay oo ah Allah

ka dibna wuxuu arkay kaluun kale oo xoogaa u jira oo isna ay ku qoran tahay Magaca Nabiyulaahi Maxamed Scw iimaamka masaajidka liverpool Sheik Sadek K***em ayaa ku tilmaamay arinkan in uu yahay mucjiso ilaahay waana calaamad cad oo ilaahay dhankiisa ka timid.