Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 27 July 2024

WARARKA MAANTA

Afhayeenka W. G/dhiga Ee US Mr Bryan Whitman oo ka hadlay Duqeynti Dhoobley

Tuesday - March 4, 2008

Washinton_ Afhayeenka Wasaarada Gaashandhiga ee Mareykanka Mr. Bryan Whitman aya shaleyto ka hadlay duqeynti dayaaradaha mareykanka ay garaaceen magaalada dhoobley

Warkii oo dhan

A new Amnesty International report

Monday - March 3, 2008

A new Amnesty International report describes Somalia as one of the most dangerous places in the world to be a journalist. The report says the threat to journalists

Warkii oo dhan

Sen. Hillary Oo Frig- firigleynesa Iyo Sen. Obama Oo Doonaya Inu Beri Dhaliyo GooL

Monday - March 3, 2008

Sen. Hillaray iyo odageeda Mr Kilinton oo wada xaydxeydashadi ugu dambeysey ee ay ku soo qaban lahaayeen dibcaha guusha u ku horeyo Sen. Obama waxay bilaabeen

Warkii oo dhan

Dayaaradaha Dagaalka Ee Mareykanka Oo Duqeeyey Degmada Dhoobley

Monday - March 3, 2008

 Dhoobley: Wararka naga soo gaaraya degmada dhoobley aya tilmaamaya in xalay degmadaas ay haleeleen gantaalo laga soo gamay dayaaradaha xawliga ku socda oo

Warkii oo dhan

R/W Nuur Cade Oo Qiiray Dhib Ay Geysteen Ciidamada Dawladda

Monday - March 3, 2008

R/W Nuur Cade mar ay saaka wareysaneysey idaacada bbc ku sheegay in ciidamada dawlada ay bililiqo ka geysteen suuqa bakaaraha taaso oo u ka bixiyey cududaar iyo

Warkii oo dhan

Mogdishu: Government troops raided three independent radio stations in the capital Sunday

Sunday - March 2, 2008

The raids came a day after at least 14 people died and 30 were wounded in fighting that pitted soldiers and their Ethiopian allies against suspected insurgents. "The

Warkii oo dhan

Ra'iisul-wasaare Nuur Cadde oo sheegay inuu wada hadal la furayo Al-shabaab.

Saturday - March 1, 2008

Ra'iisul-wasaaraha Dowlada KMG ah ee Somalia Col. Nuur Xasan Xuseen "Nuur Cadde" ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay inuu wada hadal balaaran la furayo kooxda

Warkii oo dhan

Muqdisho: askar saaka lagu dilay agagaarka Bakaaraha.

Saturday - March 1, 2008

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia ayaa sheegaya in saaka agagaarka suuqa Bakaaraha lagu dilay labo askari oo Dowlada KMG ah ka

Warkii oo dhan

Doorashooyinka maamulka gobalka Bay iyo degmada Baydhaba oo maanta dhacaysa.

Saturday - March 1, 2008

Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay waxaa maanta ka dhacaya doorashada Guddoomiyaha gobalka Baay iyo kan degmada Baydhaba. Ammaanka magaalada Baydhaba ayaa

Warkii oo dhan

Dowlada KMG ah iyo Mucaaradka oo wada hadalo hoose u socdaan

Saturday - March 1, 2008

Mas'uul ka tirsan Dowlada KMG ah ee Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay socdaan wada hadalo u dhaxeeya DF iyo Mucaaradka Asmara saldhiga u yahay. Mas'uulkaan oo diiday

Warkii oo dhan

Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf oo ka hadlay wax qabadka dowladiisa inta ay jirtay.

Saturday - March 1, 2008

Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Somalia C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay wax qabadka dowladiisa oo muddo ka jirtay dalka Somalia. Madaxweynaha ayaa sheegay in

Warkii oo dhan

Sh. Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay arrimaha kooxda Shabaabka.

Friday - Feb 29, 2008

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shuurada Maxkamadaha Islaamiga Somalia Sheekh Xasan Daahir Aweys hadana xubin ka ah Isbaheysiga mucaaradka ee Asmara saldhigiisu yahay

Warkii oo dhan

Edmonton police make Khat bust

Thursday - Feb 28, 2008

A botched smuggling attempt has turned up Edmonton's first significant seizure of khat - a plant containing an amphetamine-like stimulant, police said yesterday.

Warkii oo dhan

Beled Xaawo: Ciidamada oo xiray nin dil ka geystay halkaasi.

Thursday - Feb 28, 2008

Ciidamada ammaanka degmada Beled Xaawo ee gobalka Gedo oo shalay galinkii dambe howl-gal halkaasi ka sameeyay ayaa u suurta gashay inay gacanta kusoo dhigaan nin

Warkii oo dhan

Muqdisho: Guddoomiye K/xigeenkii Shibis oo xalay la dilay.

Thursday - Feb 28, 2008

Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay gudaha degmada Shibis Guddoomiye K/xigeenkii degmadaasi Marxuum C/laahi Xaaji Max'ed Kajaale. Sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha

Warkii oo dhan