Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 27 April 2024

WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir OO Ay Ka G'oantahay Inu Suuqa Bakaaraha Raro

Friday - Feb 22, 2008

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Dheere aya u ololeeynaya inu goobaha ganacsiga ee suuqa bakaaraha halka ay joogaan ka raro isagoo doonaya inu ku kala qaybiyo magaaladda

Warkii oo dhan

Hogaamiyaasha Puntlaand OO Isu diyaarinaya iney Dib u Soo Ceshadaan Magaalada Laascaanood

Thursday - Feb 21, 2008

Wasiirka Arimaha Gudaha Mr. Cabdirashiid Barkhadle aya goor dhaweyd talefoon lagula xariiray shaaca ka qaaday in la soo afjaray qorshihi iyo istaraatijiyadi lagu

Warkii oo dhan

Golaha Amniga Qaramada Midoobay OO Waqtigi u Kordhiyey Ciidamada Amison EE Jooga Soomaaliya

Thursday - Feb 21, 2008

Fadhi ay shalay yeesheen xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay aya shalay isku raacay in ciidamada amison ee hadda ku sugan Soomaaliya loo kordhiyo

Warkii oo dhan

Senatoorka Obaama oo ku Cadcad Tartanka Xisbiga diimuqaraadka

Wednesday - Feb 20, 2008

Doorashadi shalay ka dhacday Gobolada Haaway iyo Weskonson waxaa si cadcad ugu guuleystay dhinac dimoqaraadka senator Baraaka Obaama oo illa 15 dhibcood

Warkii oo dhan

Xildhibaan Cismaan Caato OO Baaritaano Ku Socdaan

Wednesday - Feb 20, 2008

Mogadisho(Galdogobtimes) Wakiilkayaga Websaydkaan waxuu nagu soo wargaliyey in xildhibaan Cismaan Caato oo garaashyo badan ku laha magaalada mogdisho ay ku

Warkii oo dhan

Afeyeenka Dawladda OO EEdeyen Dusha Uga Tuuray Ganacsatada Suuqa Bakaaraha

Tuesday - Feb 19, 2008

Mr. Goobdoon oo oh afeyeenka dawlada kumeel gaar ah ee soomaaliya aya shaaca ka qaaday in khalkhlka iyo qulqulaatada ka socota suuqa bakaaraha ay ka dambeeyaan

Warkii oo dhan

Dagaal Lagu Hoobtay OO Maanta Mogdisha ka Dhacay

Tuesday - Feb 19, 2008

Mogadisho( galdogobtimes) Waxaan illa shalay wariyahayaga mogdisho nooga soo waramayey dagaalo illa shalay ka soo cusboonaaday magaalada mogdisho oo ay isga horyimaadeen

Warkii oo dhan

Five killed in fierce Mogadishu mortar fighting

Monday - Feb 18, 2008

MOGADISHU, Feb 18, 2008 (AFP) — At least five people, including four Somali government soldiers, were killed Monday evening in violent clashes between state security

Warkii oo dhan

Suuqa Bakaaraha oo cabasho ka soo yeereyso

Monday - Feb 18, 2008

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo maalinba maalinta ka dambeysa xaaladeedu si xumaaneyso aya maanta guddiga ganacsatada suuqaas u qaylo dhaansaday Raiisal wasaaraha

Warkii oo dhan

Jaamcadda Carabta oo dooneysa in soomaaliya ay keento ciidamo nabadilaalin

Monday - Feb 18, 2008

Qahira( Galdagob timess) warar aan ka xiganay aqoonyahan jaamacadeed oo aan kala xariirnay qaahira aya noo sheegay in wargeyska lagu magacaabo Al-

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo noqday

Saturday - Feb 16, 2008

Waxa maanta dalka dib ugu soo noqday madaxweynaha dawlada fedaraalka ee soomaaliya mudane Cabdulaahi Yuusuf oo muddo dheer socdaal dibada ugu maqna. Madaxweyne

Warkii oo dhan

Dawladda Itoobiya oo eedeyn u soo jeedisey Jeneraal Cadde Muuse Xirsi

Friday - Feb 15, 2008

Warar ay Galadogobtimes ka soo xigatay sarakiisha la socota Madaxweynaha Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf aya ka soo xigatay in shir

Warkii oo dhan

Maamulada Puntlaand iyo Somaalilaand oo qarka u saaran dagaal dhexmara dhexdooda

Friday - Feb 15, 2008

 Warar aad loo xaqiijinayo aya sheegaya in labada dhinac ee Puntlaand iyo Somaalilaand ay isu diyaarinayaan dagaal ay doonayaan iney ku kala baxaan gacan ku

Warkii oo dhan

Gudoomiyaha Mucaaradka Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo soo gaaray dalka Masar Magaalada Qaahira

Thursday - Feb 14, 2008

Waxa la sheegaya in Guddoomiyihi Mucaaradka Isbahaysiga dib xoreeynta soomaaliya iyo wafdi u hogaaminayo ay soo gaareen dalka Masar caasimadeeda qaahira iyado

Warkii oo dhan

Xarun ay ku shirayeen Jaaliyadda yeman ee Mogdisho oo qarax ka dhacay

Thursday - Feb 14, 2008

Xarun ay ku shirayeen jaaliyadda yeman ee xamar ee dagmada wada jir aya ka dhacay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac taaso keentay in shirkii lagu kala tago kadib

Warkii oo dhan