Friday - Feb 25, 2011
Muqdisho : Ciidamada waddanka Burundi ayaa sheegay in lix ka mid ah ciidamadooda ku jira hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay
Warkii oo dhan
Friday - Feb 25, 2011
Libiya-Soomaalida ku nool dalka Liibiya ayaa sheegay in ay saameyn ku yeesheen dibadbaxyada ka socda dalkaasi ee looga soo horjeedo madaxweyne Mucammar Al Qadaafi.Sahra
Warkii oo dhan
Thursday - Feb 24, 2011
Madaxda wadamada Carabta ee ay haysto dhibaatada mudaaharadada lagu doonayo in lagu tuuro ama xukunka lagaga rido waxaa hada ay si baan uga socotaa mudaaharaadku
Warkii oo dhan
Thursday - Feb 24, 2011
Xigasho-Xogsheeg: Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maamulada Al-shabaab ee gobolada
dalka ayciidamo fara badan oo gurmad ah ku soo daabulayaan magaalada
Warkii oo dhan
Thursday - Feb 24, 2011
ANNAGA OO AH BOQORTOOYADA BIYOMAAL IYO IRIRKII LA DAGAALAMI JIRAY FAQASHTII DHIMATAY. (1) Waxaan marka hore u direynaa salaan iyo tahniyad cidamada Somaliland
Warkii oo dhan
Wednesday - Feb 23, 2011
Maleeshiyooyin hub aruursaday kuna hadaaqaya yaa dhiiga kiciyey,oo la sheegay iney ka soo jeedaan jiidaha Gaalkacayo, Galdogob- Caabud-Waaq ay ila shalay soo galayeen
Warkii oo dhan
Wednesday - Feb 23, 2011
Wararka ka imanaya jiida hore ee Degaanka kalshaale ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal aan waxba la iskula hadhin uu haatan ka socdo degaanka Hagoogane ee Gobolka
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 22, 2011
Ayadoo lala kaashanaya Madaxda Ergooyinka Midowga Yurub ee Nairobi ayaa Ergada Midowga yurub waxay soo saraysaa bayaanka soo socda:Midowga Yurub wuxuu si dareen
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 22, 2011
Muqdisho:Dagaallada Muqdisho oo galay maalintoodii afaraad ayaa maanta si goos goos ah uga socda xaafado ku yaala degmooyinka Hodon iyo Howlwadaag, halkaasoo maalmihii
Warkii oo dhan
Monday - Feb 21, 2011
War Deg Deg Ah oo Iminka Soo Gaaray Miiska Shabakada Galdogob Times Ayaa xaqiiqsaday in ciidamadi Qadaafi kala yaaceen oo jaaniski korneylka halkaas ku dhamaaday,waxaana
Warkii oo dhan
Sunday - Feb 20, 2011
Dalka Bahrain wuxuu Juquraafi ahaan ka kooban yahay 30 jasiiradood oo isku darkooda ku fadhiya dhul baaxadeed dhan 717 kilometer oo wareeg ah,caasimadiisu waa Manama
Warkii oo dhan
Sunday - Feb 20, 2011
Wararka is dhex jibaaxaya ee ka imaanaya mashaqada iyo balaayada ka socota dalka Libiya ayaa inta badan warbixintooda laga hela dad si gaara ugu xiran maamulka Korneyl
Warkii oo dhan
Saturday - Feb 19, 2011
Dawlada Israail ayaa u aragtay duufaanta kacdoon iyo isbadalka Masar ka dhacay mid murugo iyo kadis ku noqday oo aysan marna filaneyn, taaso ay yiraahdeen ufada
Warkii oo dhan
Saturday - Feb 19, 2011
Jabuuti: Xigasho Somalidiasporanews.com- Waxa maanta ruxay Jamhuuriyada Jabuuti dibad baxyo shucuubta Jabuuti ay ku dalbanayaan isbedel siyaasadeed oo in badan ummadaasi
Warkii oo dhan
Friday - Feb 18, 2011
Waxaa Shabakadaan Galdogob Times maanta khadka E-mailka lagu soo gaarsiiyey ogeysiis la xariira shir weyne lagu qaban-doono magaalada London oo la doonaayo in bogiisaan
Warkii oo dhan