Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

WARARKA MAANTA

Maxamed Dheere " Diida Ama Ha Diidina Nuur Cade Daab Al-Shabaab Ayaa Ku Jura

Tuesday - October 14, 2008

Muqdisho: Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee maamulkii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ayaa ka dhawaajiyey in Nuur Cadde uu xiriir wada

Warkii oo dhan

"Obama Waa Meyd Qoslaya" Sidaas Waxaa Saadaaliyey Madaxweynihi Hore Fidal Castro

Monday - October 13, 2008

Cuba-Havana: Madaxweynihii hore ee Cuba Fidel Castro ayaa sheegay in Senator Obama uu ka caqli badan yahay ninka kula tartamaya doorashada madaxtinimo ee dalka mareykanka

Warkii oo dhan

Bulshada Xudur Oo Soo Dhaweeysey Hawlgalada Islaamiyiinta Ay Ku Sugeen Nabada Xudur iyo Agagaarkeeda

Sunday - October 12, 2008

Bakool- Xudur : Maamulka islaamiyiinta ee ka howlgala Degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo tiro dad ah falal amaandaro ku soo xirxiray, kadib markii ay burcad sifeen

Warkii oo dhan

Dawladaha IGAD Iyo Mareykanka Oo Cadaadis Siyaasadeed Dul-dhigay Cabdulaahi Yuusuf

Saturday - October 11, 2008

Nairobi: Waxaa aad isu soo taraaya wararka sheegaya in culaysyada siyaasadeed ee la dul-dhigay Col. Cabdillahi Yuusuf ay soo kordhayaan, culaysyadaas waxa ka mid

Warkii oo dhan

Askari Ciraaqi Oo Xasuuq u Geeystay Koox Askarta Mareykanka

Saturday - October 11, 2008

Ciraq- faluuja : Saraakiil amniga qaabilsan ee dalkaas ciraaq ayaa maalinti sabtida ahayd daboolka ka qaaday in askari ka tirsan ciidamada ciiraaq oo hawlgalo

Warkii oo dhan

Hanjabaada Burcada Markabka Oo Ka Dhigan : Dabagaale Aar Dilay Ma Aragteen

Saturday - October 11, 2008

Hobyo: War ay qortay Wakaalada Wararka ee AFP ayaa baahisay in Kooxihi burcad badeeda ee afduubka ku heysta Markabka laga leeyahay dalka Ukrain, oo siday Shixnado

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta : Astaamaha Aabaha Alle Yaqaanka Ah

Thursday - October 9, 2008

Astaamaha Aabaha Alle Yaqaanka ah, waxaan ku soo koobi karnaa sidaan hoos ku xusan:  1) Waxaa lagu yaqan inuu yahay Axad Ilaahay kabaqa, Rasuulkiisana raaca.

Warkii oo dhan

Maamulka Islaamiga Ee Kisimayo Oo Beryahaan Talaabadu Qaado ka Macaasha Aya Furay Dekadi Xirneyd

Wednesday - October 8, 2008

Kismaayo: waraka ka soo baxaya magaalada kisimaayo ayaa sheegaya in guddigi islaamiyiinta ee loo magacaabay maamulka magaalada ay maalinba maalinta

Warkii oo dhan

Milkiilaha Kooxda " Chelsca" Oo Sameystay Markab Ku Gaashaaman Difaca Gantaalaha Iyo Gujisyada Quusa

Wednesday - October 8, 2008

London :" Mushkillada burcad-baddeedu ma aha mid kaliya ku eg dalka Somalia , balse waa mid adduunku ka siman yahay" Diane Byrne, tafatiraha wargeyska Power and

Warkii oo dhan

Faafaahin Ku Saabsan Qoyskii Lagu Gawracay Koonfurta Afrika

Monday - October 6, 2008

Koonfur Afrika : Hooyo Soomaaliyeed iyo 3 da caruura ah oo ay dhashey lagu gowracay Koonfur Afrika,waa dhacdo naxdin leh oo ay qabsatay qoys dhan oo Soomaaliyeed,

Warkii oo dhan

Ciidamada Amniga Sacuudiga Oo Xabsi Ku Miisay Arday Lagu Tuhmay Iney Boqortooyada Boqon-gooynayaan

Sunday - October 5, 2008

Riyaad: Sida warar la sugayo lagu xaqiijinayo waxa la sheegaya in ciidamada amniga dawladda Sacuudiga ay baryaahaan ugaarsasho ba'an ku hayso arday sacuudiyiin

Warkii oo dhan

Sheekh Aadan Madoobe " Buntukh Iyo Rasaas Bey La Ordayaan Iyagoo Cadawga Somaali Beeso Ka Soo Qaata"

Sunday - October 5, 2008

Baydhabo : Guddoomiyeha Baarlamaanka Soomaaliya sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe oo shir Jaraa'id ku qabtay Magaalada Baydhabo waxaa uu sheegay in

Warkii oo dhan

Cirku Waa Daruurinaya Goortu Di'i Yaa Og, Midkii Dhiig Ka Di'i Yaa Og " Rabiga Og"

Friday - October 3, 2008

Ukrain- Kiev : Wararka soo gaaraya shabakadaan ayaa sheegaya in Maraakiib hore leh oo ah kuwa dagaalka ay gaareen halka lagu haysto markabka MV Faine, waxaana

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Ducada Maqbuulka Noqota"

Thursday - October 2, 2008

Rasuulkeeni Alle 'csw' Waxuu yiri: Haddi adoonka alle wel-wel iyo walbahaar haleelo oo u akhristo ducadaan alle, waxuu ka saara Murugada,Ciilka iyo isagoo hela

Warkii oo dhan

Warar Qubana Ah Oo Koo-kooban

Wednesday - October 1, 2008

Ameerika- dhawaan ayaa Nin Soomaali ah oo degan cariga Ameerika oo aan ka gaabsaneyno inaan magaciisa xusno ayaa biishan dhexdeeda guri qasri

Warkii oo dhan