Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

WARARKA MAANTA

Shiikh Shariif Oo Ku Adkeystay Warqadii U Gudbiyey Gudoonka Baarlamaanka

Monday - Feb 28, 2011

Mogdisho: Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in gudoonka barlamanku aanuu xaq u lahayn in uu is hortaago warqadii uu dib

Warkii oo dhan

Bulshada Somaali Ee Ku Nool Yamanta Cadmeed Oo Lagu Soo Rogay Bandow Si Aysan Uga Qayb Qaadan Kac...

Sunday - Feb 27, 2011

Waxaa xalay kulan ballaadhan uu ku dhexmaray xaafadda Basaatiin ee magaalada Cadan saraakiisha ciidamada ammaanka ee Cadan iyo waxgaradka qaxootiga Soomaalida ah

Warkii oo dhan

Hogaamiye Macamar Qadaafi Oo La Qiray Isir Ahaan Inu ka Soo Jeeda Reer Yahuuda

Sunday - Feb 27, 2011

Telaviv: Laba hablood oo la kala yiraahdo Guita Brawn iyo Raashil Sacda oo dhalasho ahaan ka soo jeeda qoomka yahuuda ayaa qiray in hogaamiyaha Macamar Qadaafi ay

Warkii oo dhan

Shacabka Sacuudiga Oo Ku Gacan Seyray Maslaxda Laaluush Ee Boqor Cabdalla Bixinaayo

Saturday - Feb 26, 2011

Jida-Sacuudiya: wararka dalka sacuudiga ka soo yeeraya ayaa tilmaamaya in shacbiga reer sacuudiga aysan ku farxin hadalkii dhawaan ka soo yeeray boqorka Sacuudiga

Warkii oo dhan

Deganaasho Aan La Isku Haleyn Karin Oo Saaka Mogdisho Ka Jirta

Saturday - Feb 26, 2011

Muqdisho – Deganaan aan sidaad u caga badneyn ayaa saaka laga soo sheegayaa deegaanadii ay dagaaladu ku dhexmarayeen ciidamada dowladda KMG ah oo AMISOM ay taageerayaan

Warkii oo dhan

Ruushka Oo $600 bilyan U Qorsheeyey Sameynta Hub Casri Ah..Halkeese Ayuu Geyn-Doonaa Hubki Hore

Friday - Feb 25, 2011

Dawladda Ruushka ayaa sannadka 2020 maalgelin ku samaynaya samaynta hub cusub oo uu ku badalo hubkii hore ee gaboobay ama duuga ahaa, kaas oo loo qorsheeyay hanti

Warkii oo dhan

Ciidamada Burundi Oo Qirtay In Lix Askari Laga Dilay

Friday - Feb 25, 2011

Muqdisho : Ciidamada waddanka Burundi ayaa sheegay in lix ka mid ah ciidamadooda ku jira hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay

Warkii oo dhan

Somaalidi Xabsiyada Libiya Ku Jirtay Oo Ooda Jabsaday Lana il Daran Gaajo Iyo Darxumo

Friday - Feb 25, 2011

Libiya-Soomaalida ku nool dalka Liibiya ayaa sheegay in ay saameyn ku yeesheen dibadbaxyada ka socda dalkaasi ee looga soo horjeedo madaxweyne Mucammar Al Qadaafi.Sahra

Warkii oo dhan

Qadaafiga Ku Xuurtoobay Haw-Haw Leyn Iyo Shidanaa-Shidan Cali Cabdalla Salaxa Farqiqa U Dhaxeya

Thursday - Feb 24, 2011

Madaxda wadamada Carabta ee ay haysto dhibaatada mudaaharadada lagu doonayo in lagu tuuro ama xukunka lagaga rido waxaa hada ay si ba’an uga socotaa mudaaharaadku

Warkii oo dhan

Al- Shabaab Oo Ciidamo Gurmad Ah U Soo Diray Dagaalka Xoogan Ee Ka Socda Mogdisha

Thursday - Feb 24, 2011

Xigasho-Xogsheeg: Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maamulada Al-shabaab ee gobolada dalka ayciidamo fara badan oo gurmad ah ku soo daabulayaan magaalada

Warkii oo dhan

Annaga Oo Ah Boqortooyada Biyo Maal Iyo Irir .. By Qorolugud News Network

Thursday - Feb 24, 2011

ANNAGA OO AH BOQORTOOYADA BIYOMAAL IYO IRIRKII LA DAGAALAMI JIRAY FAQASHTII DHIMATAY. (1) – Waxaan marka hore u direynaa salaan iyo tahniyad cidamada Somaliland

Warkii oo dhan

Maleeshiyooyin Ka Soo Jeeda Gaalkacyo, Galdogob, Cabud-Waaq Oo Soo Galay Jiida Hore Ee Sool

Wednesday - Feb 23, 2011

Maleeshiyooyin hub aruursaday kuna hadaaqaya yaa dhiiga kiciyey,oo la sheegay iney ka soo jeedaan jiidaha Gaalkacayo, Galdogob- Caabud-Waaq ay ila shalay soo galayeen

Warkii oo dhan

War Deg - Dega .. Dagaal aan Waxba la Isula Harin Oo Ka Socda Degaanka Kalshaale

Wednesday - Feb 23, 2011

Wararka ka imanaya jiida hore ee Degaanka kalshaale ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal aan waxba la iskula hadhin uu haatan ka socdo degaanka Hagoogane ee Gobolka

Warkii oo dhan

Midawga Reer Yurub Oo Baaq ka Soo Saaray Colaada Ka Aloosan Degaanka Buuhodle Iyo Laascaanood

Tuesday - Feb 22, 2011

Ayadoo lala kaashanaya Madaxda Ergooyinka Midowga Yurub ee Nairobi ayaa Ergada Midowga yurub waxay soo saraysaa bayaanka soo socda:Midowga Yurub wuxuu si dareen

Warkii oo dhan

Mogdisho Oo Weli Dagaaladu Ka Sii Soconayaan

Tuesday - Feb 22, 2011

Muqdisho:Dagaallada Muqdisho oo galay maalintoodii afaraad ayaa maanta si goos goos ah uga socda xaafado ku yaala degmooyinka Hodon iyo Howlwadaag, halkaasoo maalmihii

Warkii oo dhan