Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 5 June 2020

WARARKA MAANTA

Taariikhda Xaaska Madaxweyne Barack Obama

Saturday - November 8, 2008

Chicago :Mishell Obama magaceeda  rasmiga ah waxaa la yiraahdaa Mishell Robinson waxayna dhalatay taariiqda markii ay ahayd  January 17keedii sanadkii

Warkii oo dhan

Maxaa Ku Duugan Kalmadaha " Qiila-Wa-Qaala Iyo Waxaa La Yiri "

Friday - November 7, 2008

Inkasta oo bulshadeenu dhaqan u leedahay jeclaanta, u jajabnaanta iyo u heelanaanta faafinta iyo is-gaarsiinta arrimaha markaa ku cusub ee ku soo biira mandiqadaas

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Saxaabigi Cabdiraxmaan Ibnu Cowf RC"

Friday - November 7, 2008

Saxaabigani sida uu ku caan baxay waa mid ka mida ah sideedii saxaabi ee ugu horeeyay ee Nabiga (NNKH) rumeeyay waxaa kale uu ka mid noqday tobankii uu nabiga janada

Warkii oo dhan

Fariinta udub-dhexaadka Mr. Obama Waxay Ahayd " Isbedal" Taaso aduunka Ay So Dhaweyeen

Wednesday - November 5, 2008

Baracka Obama ayaa loo doortay Madaxweynaha afarta Sanno ee socota xukumi doona dalka Maraykanka, ka dib markii uu ka guuleystay musharrixii Xisga Jamhuuriga,

Warkii oo dhan

Obama : This is Your Victory

Wednesday - November 5, 2008

Chicago- Barack Obama told supporters that "change has come to America" as he claimed victory in a historic presidential election.Sen. Barack Obama addresses a crowd

Warkii oo dhan

" Mr.Brown Waxuu Doonaya Lo' U Lacag Ka Listo" Sidaas Waxay Ka Soo Yeertay Ganacsato Reer Khalij AH

Monday - November 3, 2008

Gacanka Carbeed : Ra’iisul wasaare Gordon Brown,ayaa dalalka carabta u yimid siduu uga codsan-lahaa inay gacan ka gaystaan dhaqaalaha loo aruurinayo, dalalka dhaqaalahood

Warkii oo dhan

Warar Qubane Ah Oo Koo-Kooban

Sunday - November 2, 2008

Nairobo: Ra’iisal Wasaaraha IToobiya Meles Zanawi iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa maalintii shalay ahayd waxa ay kulan ku yeesheen magaalada Addis

Warkii oo dhan

Dhallinyaro Soomaali Oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Kuala Lumpur Xili Ay Doonayeen Iney......

Saturday - November 1, 2008

Kuala Lumpur: Wararka ka imaanaya Magaalada Kuala Lampur ee dalka Malaysia ayaa sheegaya in garoonaka lagu xiray muhaajiriin Soomaaliyeed xili ay doonayeen in ay

Warkii oo dhan

Yaa Ka Dambeeyn-kara Qaraxyadii Ka Dhacay Hargeysa Iyo Bosaaso

Saturday - November 1, 2008

Ugu horayn shabakadaan Galdogob Times waxay halkan ka tacsideyneysaa shacabkii ku geeriyoodey dhammaan intii ku nafweyday qaraxii ka dhacay caasimadda Hargeysa

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Bilaal Bin Rabaax R.C "

Thursday - October 30, 2008

Cumar bin Khataab Allaha ka raalli noqdee marka agtiisa lagu xuso Abuubakar Allaha ka raalli noqdee wuxuu oran jiray Abuubakar waa sayidkeena wuxuuna xorreeyay sayidkeena

Warkii oo dhan

Ruushka Oo Daboolka ka Rogay In Markabka Hubka Saaran Ee Afduuban Ay Si Nabad Ah Ku Soo Furaneyso

Thursday - October 30, 2008

Russia: Dowladda Ruushka oo Daboolka ka rogtay in ay markabka hubka sida ee xeebaha soomaaliya lagu qafaashay ay wada hadalo ku furan doonto. Wasaarada arimaha

Warkii oo dhan

Mucjisadi Ciyaartoyada Arjantiina Maradona Oo Laga Dhigay Tababaraha Xulka Arjantiina

Wednesday - October 29, 2008

Argentine: Mucjisada kubbada cagta iyo kooxda k/cakta Napoli iyo xulka Argentine Diego Armando Maradona ayaa loo magacaabay in uu noqdo tababaraha xulka

Warkii oo dhan

Xildhibaano DKMG Oo Isaga Baxay Hoolka Shirka Nairobi-IGAD Cabasho Awgeed

Wednesday - October 29, 2008

 Nairobi : Qaar kamid ah xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow isaga baxay shirkii xubnaha Barlamaanka iyo wasiirada arrimaha dibadda uga socday

Warkii oo dhan

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame " Hadraawi" Oo Socdaalkiisi Nabada Ku Soo Gaaray Waqooyiga Ameerika

Monday - October 27, 2008

Toronto- Warar naga soo gaaray ilo lagu kalsoonyahay oo ku dhow dhow gudiga qabanqaabada Nabadaynta Soomaaliya ee uu hogaaminayo Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame

Warkii oo dhan

Markabka Xambaarsan Kaarayaasha Iyo Biriigaanada Culus Ee Ku Afduuban Xeebaha Som. Iyo Israaiil

Sunday - October 26, 2008

Jeurasalam : Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku sugan Magaalada Jeurasalam ee dalka Israel ayaa sheegaaya in Markabka MV Faina ee sida kaarayaasha

Warkii oo dhan