Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

WARARKA MAANTA

Ogeysiis .. Ogeysiis

Sunday - June 17, 2012

Dear akhristayaasha sida gaarka ugu taxan Title-ka Webkaan,waxaan idin leeyahay ka raali-noqda sida maalmahaan warki maalin-laha aad ka heli jirteen shabakadaan

Warkii oo dhan

Ugaaska Leelkase Oo Xiligaan Jeexaya Kharidadi Ugu Dambeeysey Ee Lagu Xuli-Laha Xildhibaanada Cusub

Saturday - June 9, 2012

Mogadisho: Warar xiligaan caasimada Mogdisho la isla dhex jibaaxayo oo aad moodo in qofkasta afkiisi lingixii laga gooyey oo ciddi aan wax sheegin ama ka hadlin

Warkii oo dhan

Sho Yano WaaTakhtarka Ugu Da' Yar Aduunka

Saturday - June 9, 2012

Sho Yano, waa wiil yar oo da´diisu imminka tahay 21 jir, hase yeeshee bilaabay in uu wax akhriyo markii ay da´diisu ahayd 2 jir, 3 jir, markuu ahaana bilaabay in

Warkii oo dhan

Ugaas M/muud Ugaas A. Oo Iminka Jeexaya Kharidadi Shaandheynta Ugu Dambeysey Ee Lagu Xuli-Laha Xil..

Saturday - June 9, 2012

Mogadisho: Warar iminka la isla dhex xuuraamayo ayaa afooda u badinaaya in ugaaska beesha Tanade/Leelkase Ugaas Maxamuud Ugaas Axmed u hadda ku jiro talo istikhaaradi 

Warkii oo dhan

Dawlada Somaliya Oo Soo Dhaweysay Abaalmarinta Mareykanka Ku Raadinaayo Hogamiyaasha Al-Shabaab

Friday - June 8, 2012

Muqdisho - Dawlada federal-ka Soomaaliya, ayaa maanta daboolka ka qaaday in ay soo dhaweynayso abaalmarinta dalka Maraykanku ku bixinayo soo qabasada hogaanka sare

Warkii oo dhan

CIA-Da Mareykanka Oo Uga Digtay Kenya Qaraxyo Argagixiso

Thursday - June 7, 2012

Oslo By Cabdullaahi Raaxeeye: Warbixin ka soo Baxday Waaxda la dagaalanka Argagixisada ee dalkaasi Maraykanka  ayaa dagniin u diray Dowlada Dalka kenya Taasi

Warkii oo dhan

Dalka Gabon Oo Marti Galineysa Kulunka Pan-Afrikan Iyo Maal-gashadayaal Caalami Ah

Wednesday - June 6, 2012

Dowlada Gaboon ayaa marti galinaysa kulanka looga hadlayo dhaqaalaha aduunka kaasi oo ay ku yeelanayaan maalinta Jimcaha ah  Pan Afrika magaalada caasimada

Warkii oo dhan

Wadaadkii Seef Laboodka Shiikh Daahir Aweys Oo Isa Soo Dhibistiisa La Beeniyey

Monday - June 4, 2012

Muqdisho- Warar aan ka xiganay hay'adaha amniga ayaa si qayaxaan u beeniyey in Shiikh Daahir Aweys isa soo dhiibay, waxaana la sheegay iney warkaas wad-wadaan shakhsiyaad

Warkii oo dhan

Daahir Aweys

Monday - June 4, 2012

Somaliland iyo Wadamada Geeska Afrika oo Khatar ugu jira Dagaalyahanada Al-shabaab ee ka soo Firxanaya Somaliya Muqdisho oo ay Madaafiicdii is-Macasalaameeyeen

Warkii oo dhan

Shirki Istanbul Ee Somalida Loo Qabtay Oo Guul Ku Dhamaaday Iyo Somaliland Oo ....

Saturday - June 2, 2012

Sida aan ka warqabno, waxa Arbacadii hore la soo gaba gabeeyey shirkii Istanbul ee odayda dhaqanka Somalida iyo ka rayid ah ee ay hormuudka u ahaayeen madax dhaqameedyada

Warkii oo dhan

Mudane C/Qaadir Axmed Kamtiirey Oo Loo Magacaabay Xil Muhim Ah

Wednesday - May 30, 2012

Mogadisho: War aan ka soo xiganay xafiiska wasiirka arimaha Dibada ee Somaaliya Mudane Cabdullaahi Xaaji ayaa sheegaya in mudane C/qaadir Kamtiirey kadib markii

Warkii oo dhan

Sirdoonka Paakistaan Oo Qiray Iney Sir Ka Waayeen Xaasaski Usama Bin Laadin

Wednesday - May 30, 2012

Karaaji – Sarkaal ka tirsan sirdoonka dalka Pakistan oo ka mid ahaa raggii qaabilsanaa baadrista iyo wareysiga xaasaskii uu ka tagay Usaama Bin Laden ayaa qiray

Warkii oo dhan

ddgfbh

Wednesday - May 30, 2012

Pakistaan Oo Qirtay Inuu Xog Ka Waayay Xaasaskii Usaama Iyo Kalgacalka Ay Weli U Hayaan Saygoodii Geeriyooday Oo Ka Yaabiyey Karaaji (Ramaas) May 30,2012 – Sarkaal

Warkii oo dhan

Xarumihi Al-Shabaab Ay Ku Lahaayd Kisimaayo Oo Lagu Garaacay Sawaariikh Iyo Gantaalo Waabaayo Leh

Tuesday - May 29, 2012

Kismaayo – Maraakiibta dagaalka ee dawlada Kenya oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa xeebta Magaaladda Kismaayo ee dalka Somaliya ayaa maanta madaafiic ku garaacay

Warkii oo dhan

Isbahaysiga NATO Iyo Dawlada Mareykanka Oo Qorsheeyey Weeraro Cirka Lagu Qaado Argagixisada Somaliya

Thursday - May 24, 2012

Muqdisho - Isbahaysiga awooda badan ee loo yaqaano NATO ayaa ku dhawaaqay inay bilaabayaan weeraro lagu ugaarsanaya Kooxaha Argagixisada ah ee ka dagaalama dalalka

Warkii oo dhan