Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

WARARKA MAANTA

Maamulka S/Land Oo Madax-Farad Ka Qaaday Saraakiil Itoobiyan Ah Oo Xaqiiqo Raadis Ku Yimid Buuhoodle

Wednesday - Feb 15, 2012

Magaaladda Buuhoodle oo xarun u ah maleeshiyaad daacad u ah maamulka Khatumo State ee dagaalada dhowrka jeer la galay ciidamada Somaliland ayaa

Warkii oo dhan

Shirkada Diyaaradaha Turkish Airlines Oo Bilaabeysa Duulimaadyo Ay Ku Tageyso Mogdisho

Wednesday - Feb 15, 2012

Mogadisho: Todobaadkii laba jeer, waxaana duulimaadyadani ay billaabanayaan 06-March-2012, sida lagu yiri warsaxaafadeed maanta ka soo baxay shirkadda Turkish Airline. Diyaaradahan

Warkii oo dhan

Barakac Xoogan Oo Saaka Ka Bilowday Degaanadi Hore Loogu Barakacay Ee Duleedka Mogdisho

Wednesday - Feb 15, 2012

Mogadisho: Waxa saaka oo Arbaca ah deeganada Loo barakacay ee duleedka koonfureed ee magaalada Muqdisho ka socda barakicii ugu xoogganaa ee ay sameeyaan dhawaanahan

Warkii oo dhan

Shiikh M.Xasaan Oo Wacad Ku Maray Inu Masar Ka Haqab-tiridoono Maal Looga Maarmi-doono Deeqda USA

Monday - Feb 13, 2012

Fadiilat Al Digtoor Shiikh Salafi Maxamed Xasaan oo ah cabqariyada daaciga daacwadaha islaamka  ee dalka Masar ee allana siiyey

Warkii oo dhan

Shabaab Oo Dibad-Baxyo Ku Khasbay Shacabka Amarna Duldhigay

Monday - Feb 13, 2012

Afgooye:( Shabelle Network) Kooxda Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay is hortaagtay in maanta la furo goobaha ganacsi iyo kuwa waxbarasho ee deegaanada ay gacanta

Warkii oo dhan

Hogaanka Khaatumo State O Diyaarsanaya Hubka Wax Guba Iyo Ciidamo Aan Gaban O Ay Isaga Caabiyaan S/L

Sunday - Feb 12, 2012

Tukaraq: Maamulka cusub ee Khaatumo State Ee dhawaanta lagaga dhawaaqay degmada Taleex, ayaa si abaabulan u sii diyaarsanaya ciidamo ay kaga

Warkii oo dhan

Beelihi Shalay Dagaalka Is Ku Doox-Dooxay Xagaa Iyo Baladweyne Oo Weli Is Hor Fadhiya

Sunday - Feb 12, 2012

Dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay magalada Baladweyne ayaa saaka la leeyahay xaaladu waa degntahay waxaana la sheegay in goobihi shalay dagaalku

Warkii oo dhan

Maamul Goboleed Cusub ee Setylac State Of Somaliya oo Maanta Lagu Dhawaaqay

Saturday - Feb 11, 2012

Maanta ay taariikhdu tahay 11.02.2012 waxaa si mug leh loogu dhawaaqay Maamul Goboleedka SAYLAC STATE of SOMALIA . waa sida ay sheegeene Sababaha keenay in

Warkii oo dhan

Ruushka Oo Fashaliyey Yeekihi Ugu Dambeeyey Is-Baheysi Reer Galbeedka Digniina Siiyey Shiikha Qadar

Friday - Feb 10, 2012

Channalka 2aad ee Faransiiska ayaa soo daayey war u ka xigtay cajalad duuban oo laga dhageystay doodo ay isku haraatiyeen Ergeyga Ruushka

Warkii oo dhan

Boliska Dalka Malaysia Oo Xiray Nin Sacuudi U Dhashay Oo Aflagaadeeyey Nabi Maxamed SCW

Friday - Feb 10, 2012

Ciidamada dalka Malaysia ayaa xiray nin u dhashay dalka Saudi Arabia kadib marku aflagaado kula kacay Nabi Mohamed (SCW) isagoo ka soo baxsaday dalka Suadi Arabia. Afhayeen

Warkii oo dhan

Druusta Jimcaha .. Waxyaabaha Laga Rabo In Uu La Yimaado Imaamka Dadka Tujinayo

Friday - Feb 10, 2012

Imaamnimadu waa mas’uuliyad aad u ballaaran,waxaana qofka imaam noqonayo looga baahan yahay in uu garto mas’uuliyaddaasi waxa ay tahay,culumadu waxay isku khilaafeen

Warkii oo dhan

Nin aan Seexan Karin Asgoon Taleefoobn Ku Wacin Toban gabdhood

Thursday - Feb 9, 2012

Nin dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Nayroobi ayaa sheegay in uusan seexan karin habeenkii ilaa uu telefan kula hadlo gabdho, si uu codkooda u dhegeysto, ugu dambeyntiina

Warkii oo dhan

Abaanduulayaasha

Thursday - Feb 9, 2012

London – Madaxweynaha Somaliland oo leh awoodda magacaabista taliyaasha ayaa maanta digereeto soo saaray xilka u kaga qaaday Janaral Jidhif oo ahaa taliyaha

Warkii oo dhan

Kooxda G9 Ee Khaatumo State Oo Heshiis Shidaal Qodis ku Soo Saxiixaysa Dalka Norwey

Wednesday - Feb 8, 2012

Norwey- Adis Ababa: ilo lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijiyay in kooxdi G9 oo ay wahaeliyaan masuullin kale oo ka mida madaxda maamulka Khaatumo state ay casuumad

Warkii oo dhan

War Deg Deg Ah .. Jiida Hore Ee Sul- Joogto Oo U Ka Socdo Dagaal Mawjadaha Dhiigiisa Lagu Harqaday

Wednesday - Feb 8, 2012

Buhoodle, Hargeysa: Waxaa hada dagaal shido iyo hoog faraha looga gubtay u ka socdaa aagaga Higlada iyo Sul-joogto loo yaqaan, waxaana warku intaa

Warkii oo dhan