Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 1 May 2024

WARARKA MAANTA

Ururka Xamaas Iyo Israil Oo Qarka U Saaran Iney Qalinka Ku Duugaan Heshis Maxaabis Isweydaarsi

Monday - November 23, 2009

GAZA: Ururka Hamas iyo xukuumada Israel ayaa la filayaa in dhawaan meel marin doonaan heshiis la isku dhaafsan doono maxaabiis ay kala hayaan labada dhinac, maxaabiista

Warkii oo dhan

Mulacyadi AL-Shabaab Oo Weeraray Afmadow Iyo Qoo-Qaani, Maankana Ku Haya Jihada Dhoobley

Sunday - November 22, 2009

Sida warku nagu soo gaaray Maleeshiyo Al-shabaab Oo Gobolo kala duwan ka soo gurmaday ayaa dhawr jaho ka soo weeraray irdaha magaalada Afmadow laga soo galo

Warkii oo dhan

Reer Yurub Oo Qorsheeyenaya Iney Xayiraad Ku Soo Rogaan Kororka Taranka Muhaajiriinta Dalkooda

Friday - November 20, 2009

Magaalada la yiraahdo Landskrona oo ku taal woqooyiga dalka Sweden , ayaa dhowaan lagu soo rogay sharci cusub oo lagu xakamaynayo taranka iyo guurka dadka dadka

Warkii oo dhan

Casharkii Taxanaa.. Caalim Al- Digtoor Sh.Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wiixii Alle baray Kaa Haqabtira

Thursday - November 19, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Casharkii Taxanaa ..Caalim Al- Digtoor Sh. Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Ka haqabtira

Thursday - November 19, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Dagaalkii Laba Shabeel. Laba Yaxaas iyo Deerada

Wednesday - November 18, 2009

Dalxiisayaal ku sugan Goob Xawaanka lagu daawado oo ku taal dalka Hindiya ayaa Goob joog u noqday Halgan dheer oo dhexmaray Labo Shabeel oo eryanayey Deero si ay

Warkii oo dhan

Mid Ka Mid Ah Wareysiyadii Ugu Dambeeyey Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre

Wednesday - November 18, 2009

Wareysigan waxaa Maxamed Siyaad Barre laga qaaday bishii May 30-keedii sannadkii 1987. Waxaa ka qaaday Uthman Mirghani oo ka tirsanaa wargeyska Al-Tadamun ee af-Carabiga

Warkii oo dhan

Cidamada Sacuudiga Oo Qabtay Dad U Dhashay Somaali Oo Hub Iyo Saanad U Sida Mucaaradka Dawlada Yaman

Wednesday - November 18, 2009

Dowlada Sacuudiga ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay Soomaali hub u siday Mucaaradka la dagaalamaya xukuumada Yemen, kuwaasoo ku sugnaa xadka kala qeybiya Sacuudiga

Warkii oo dhan

Nin Xaaskisi Dilay Isagoo Riyoonaya

Tuesday - November 17, 2009

Mr Thomas oo maxkamada la keenay ayaa sheegay inuu xaaskiisa dilay isagoo ku riyoonaya Tuug Guriga soo jabiyey. Qaadiga Maxkamada ayaa sheegay in Kiiskani yahay

Warkii oo dhan

Col. Nuur Cade Oo Saxiix Ku Duugay Heshiisyo Laga Argagaxo Oo Dalka Soomaali Lagu Dhaxal Wareejiyey

Monday - November 16, 2009

EUNAVFOR: Micnaheeda waa " European Union Navigation Force " Runtii waa nasiib darro haysata Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaana Madaxda Soomaaliyeed, 

Warkii oo dhan

Deriskaa Dagaalkaaga Raba,Dooradaada Ceshaas Ku Dhahaa...Shariif Iyo Faroole Oo Isu Marmarsiyoonaya

Sunday - November 15, 2009

Garowe- Nairobo : Dhawaan mar aan la sameynay xiriiro saraakiil shaqaale ka ag dhawo madaxda maamul goboleedka puntland oo codsaday in magcyadooda

Warkii oo dhan

Qoys Reer Burco Ah Oo Gurigey Degaanba Gubanayo

Sunday - November 15, 2009

Sheekhu Jamaal oo warbaahinta uga waramay shalayto siyaabaha uu u maareeyay Dabkan reerka dhibtaada ku hayay mudadan dheer ayaa sheegay in uu Dabkani ahaa Sixir

Warkii oo dhan

Xulka Nigeria Iyo Cameroon Oo Si Rasmi Ah Ugu Soo Baxay World Cupka 2010

Saturday - November 14, 2009

Waxaa Saacado ka hor soo idlaatay Ciyaartii aadka  u xiisa badneed Ee dhex martay Wadamada Nigeria iyo  kenya oo ka tirsaneed Isreereebka Qaaradda Africa 

Warkii oo dhan

Casharkii Taxnaa..Caalim Al-Digtoor Sh. Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Kaa Haqabtira

Thursday - November 12, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Doqon Dib Bay Wax Ka Garata...Shiikh Shariif Oo U Taagan Jaqafyadiisi Inu Ka Gurto Madaxtooyada

Wednesday - November 11, 2009

Inta Hadal Duulo Haad Ma Duulo ... Warar aan aan ka soo xiganay ilo ku hawlan xogta Al-Shabaab ayaa noo sheegay in dhawaan magaalada mogdisho iyo gobolada ay ka

Warkii oo dhan