Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

WARARKA MAANTA

Xubin Ka Tirsan Mucaaradka Itoobiya UnaSharxna Baarlamaanka Oo La Dilay

Wednesday - March 3, 2010

Musharax u taagnaa doorashada barlamaanka dowladda dhexe ee Itoobiya, kaasoo la oran jiray Aregawi Gebreyohannes, kana tirsanaa xisbiga mucaaradka ah ee Arena ayaa

Warkii oo dhan

Roobab Kaluun Wata Oo Ka Da'ay Magaalo ka mida Australia

Tuesday - March 2, 2010

Magaalo ku daalka Dalka Australia oo Wabiga u jirta 326 ayaa la kulantay Roob aan caadi ahayd kadib markii muddo labo maalmood ah  uu da'ay roob Kaluun wata. Magaalada

Warkii oo dhan

General Maxamed Cali Samantar Oo Maxkamad La Soo Taagayo Arbacada

Tuesday - March 2, 2010

General Maxamed Cali Samatar oo mar ahaa Ra’isal Wasarihii Soomaaliya xilligii dowladdii Maxamed Siayaad Barre ayaa lagu wadaa in berri oo Arbaco ah maxkamad

Warkii oo dhan

Nin Soomaali Konfur Afrika Jooga Oo U Geeriyoodi Cudur Noociisa Aan La Garaneyn Iyo Sadex Kale Oo...

Monday - March 1, 2010

Qof Soomaali ah ayaa geeriyoodey, 3 kalana karantiil ayay ku jiraan kadib markii uu soo ritey cudur aanan la garanaynin gobolka Eastern cape ee dalka K/Afrika . Haatan

Warkii oo dhan

Madaxweyne C/raxmaan Faroole Oo Magacaawday Wasiiro Shaqo Kula Dhabar Jaba .. Dhuuni Kula Joogin

Monday - March 1, 2010

Garoowe : Sida la sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxtooyada oo ku saxiixanyahay madaxweyne dawlad Goboleedka Punt-land Dr. Cabdiraxman Sh. Maxamed

Warkii oo dhan

Dadka Qabatima Isticmaalka Internet-ka " internet addict" Oo Loo Furay Isbitaal Gaar Ah

Sunday - Feb 28, 2010

Iyadoo uu sare u sii kacayo isticmaalka Inernet-ka ee dunida isla markaana qarnigan uu yahay qarnigii Technolegy-da casriga ah ayaa hadana waxaa soo baxaya saameyn

Warkii oo dhan

Qiimihi Salaadiinta Soomaali Oo Qarnigaan Qarbmay Iyo Ugaaska Ciise Oo Ka Badbaaday

Sunday - Feb 28, 2010

Saylac - Ugaaska beesha Ciise Ugaas Maxamed Ibraahim Rooble oo berri si rasmi ah loogu caleemo-saari doono magaalada Saylac ee xarunta Gobolka Salal, ayaa galabta

Warkii oo dhan

Cajiib; Maxaad Ka Ogtihiin Mansabyada Qarribmay Qarnigaan .. prepared by C/shakuur XMuuse "heersare"

Sunday - Feb 28, 2010

Waxaa lagama maarmaan ah in qofka beni’aadam ahi ahaado mid dhaadan saamaynta ay lee yihiin is-gedgdisa hab-nololeedka bulsho ee uu ku dhex nool yahay. Maxaa yeelay

Warkii oo dhan

Ma Runbaa In Shabaabka Lagu Soo Carbiyo Degaanada Punt- land Xageese Jooga Zarqaawi Fu'aad Shangole?

Friday - Feb 26, 2010

Kuwa allow sahal ah, surwaal, shaar iyo saacad hadda ugu hor yihiin, oo indhaha ku kala furay casri jaahiligi colaadi sokeeye kuna caan baxday durbaan

Warkii oo dhan

Waa Casharkii Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-digtoor Caalim Sh.shuceyb

Thursday - Feb 25, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Lacgtu Aruursaday Intii Uu Noolaa Oo Naagtiisi Kudaafada Uga Tuurtay Iyadon Garaneyn. By M. Gaabiye

Wednesday - Feb 24, 2010

Haweenay u dhalatay dalka Roomaaniya ayaa si qalad ah uugu riday lacagtii uu ninkeedu urursanayay mudo dheer gudaafada markii ay olole nadaafadeed ku qaaday gurigeeda

Warkii oo dhan

Banaanbax Ay Isku Soo Duba-rideen Dawlada Eriteriya Iyo Xoogaga Mucaaradka Itoobiya Oo Fashal Ku Dha

Tuesday - Feb 23, 2010

Washington- Sida ay nagu soo wargaliyeen ilo ka soo warama magaallada Washington ee dalka Mareykanka oo uu shalay ka dhacayey banaanbax ay isku soo duba-rideen

Warkii oo dhan

Shirkadaha Batroolka Wax Ka Baara Punt-land Oo 2 Malyan Doolar Ku Wareejineysa Xukuumada Garoowe

Monday - Feb 22, 2010

Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda lacag gaaraysa 2 million oo dollarka Maraykanka ah ay shirkadaha baaritaanka shidaalka ka wada Puntland ay ku wareejiyaan

Warkii oo dhan

Farsamo Xeel Waxuu Sameeyaba ... Shariif Xasan Luga-Dhuub Oo Lagu Qabtay 16 Milyan Doolar

Sunday - Feb 21, 2010

Kuala Lumpur-Malaysia: Wararka laga helayo caasimada wadanka Maleysia ayaa sheegaya in ciidamada Sirdoonka dalkaasi ay soo ogaadeen isla markaana fashiliyeen dhaqaale

Warkii oo dhan

Dhubuq-Dhubuq Hore Dhabanhays Dambe Leedahay ... Rag Is Guraaye Guushu Waxay Raacin Xaq U .....

Friday - Feb 19, 2010

Sida warar lagu kalsoonaankaro sheegayaan hogaamiyaha itoobiya mr. Zenaawi iyo saraakiil sare sirdoonka USA u qaabilsan argagixisada ayaa biishi January

Warkii oo dhan