Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Waa Kan Dr. Shuceyb Yuusuf Iyo Baraarujintiisi Maalinta Jimcaha Ku Soo Dhawoo " Isbedalka Nolosha"

Thursday - December 18, 2008

Isbadalka Nolosha Allah Subhanahu Watacaalaa, waxkasta isagaa abuuray, isla markaana maamula, waxuu usoo diraa malag, ilmaha uurka ku jira marka ay gaaraan afar

Warkii oo dhan

NGOda Reer Galbeedka Duul Aan Wax ka Galabsan Oo 20 Sano Weli Gawda Ku Haya

Wednesday - December 17, 2008

Shacabka Soomaaliyeed ILa laga Soo bilaabo Lixdamaadkii oo aan qaadanay Xornimada... Reer galbeed anagoo wax ka galabsan ayey nagu hayeen guul-guul iyo gacan

Warkii oo dhan

Gobolada Puntlaand Oo Ay ka Socdaan Mudaharaadyo Looga Soo Horjeedo Dawladda Kenya Iyo Nuur Cade

Wednesday - December 17, 2008

Garowe/Bosaso/ Galkacyo- Banaanbaxyo waa weyn ayaa maanta si wadajir ah uga socda Magaalooyinka Puntland oo idil waxaana looga soo horjeedo Nuur Xasan Xuseen, Raysalwasaarihii

Warkii oo dhan

Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Oo Magacaabay Raisal-Wasaare Cusub

Tuesday - December 16, 2008

Baydhabo: Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kaga dhawaqay Magaalada Baydhabo Raysal-wasaaraha cusub ee dawladda Soomaaliya. Waxaana

Warkii oo dhan

Carabta Oo Laga Mamnuucayo Iney Guriga Cad Ee Mareykanka la Soo Galaan kabahooda

Monday - December 15, 2008

Madaxweyne Bush oo Laba Kabood Lagu Weeraray Iyo Naxdintiisa+Daawo    Washinton/Ap(Oodweynenews)-Madaxweynaha Dalka Maraykanka Mr Bush oo Shalay Booqsho

Warkii oo dhan

Nuur-Cad Oo Seeftii Duq Cabdullaahi Qaaday "Ku Qadee Intusan Kugu Casheyn"

Sunday - December 14, 2008

Baydhabo: Madaxweynaha Soomaaliya ee KMG-ka ah, ayaa waxaa uu ku dhawaaqay in uu xilka ka xayuubiyey, Raiisal Wasaare Nuur Xasan Xuseen, taa oo macnaheedu yahay

Warkii oo dhan

Bayaankii Golaha Isimada Puntland Oo Dhameystiran

Saturday - December 13, 2008

 Ka {Garoowe} 13-12-08" Golaha Issimada Puntland Ku: Madaxwaynaha maamul Gobleedka Somaliyed ee Puntland Ku: Murashaxiinta u tartamaya madaxtinada

Warkii oo dhan

Saansaanta Shariifka Ka Soo Socota "Argagixisadii Intaas Baa Laga Dilay, Waan Soo Qabqabaneynaa..."

Friday - December 12, 2008

Marka ay timaado sheekada hogaaminta dalka waxaa yaraa ruux la’isleeyahay wuu ka mudanyahay Shariifka, wixii ka horeeyey markii sirdoonka Kenya ay

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Shan ka Faaiideyso Intaan Shan Kugu Iman" By Xasan Xuseen

Thursday - December 11, 2008

'Shan ka faaiidayso Intaan Shani kugu Iman" Walaalkayga muslinka ahow waxaan ognahay inaynu muslin ahayn mudo ka badan 14qarni,oo aynu rasuulkeenii suubanaa (SCW)ka

Warkii oo dhan

Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhex Galay Labadii Shariif Ee Isbahaysiga Garabka Jabuuti

Wednesday - December 10, 2008

Jabuuti- Sida ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya magaalada Jabuuti ee caasimada wadankaas Jabuuti khilaaf ayaa ka dhex dhex-curtey xubnaha sar sare ee hogaanka

Warkii oo dhan

Inaalilaahi Waa Inaa Ilaahay Raajicuun

Wednesday - December 10, 2008

Waxaa dhamadkii biishii Nofembar 2008 Alaha u Naxariiste Jaamac Maxamuud Takar "Jaamac Joocaar" oo ku geeriyooday Magaladda Galkacyo halkaaso u in muddo

Warkii oo dhan

Ciidamada Naato Oo La Kulmay Khasaarihii Ugu Xumaa

Tuesday - December 9, 2008

 Kabul -Dabley Hubaysan ayaa weerar ay ku soo qaadeen garaash ay leeyihiin Ciidamada Isku dhafka ah ee Nato kadibna dab qabadsiiyay Ugu yaraan 150gaari oo ay

Warkii oo dhan

Ciidamada Gaashaanbuurta Nato Oo La Kulmay Khasaarihii Abid Ugu Xumaa

Tuesday - December 9, 2008

 Kabul - Dabley Hubaysan ayaa weerar ay ku soo qaadeen garaash ay leeyihiin Ciidamada Isku dhafka ah ee Nato kadibna dab qabadsiiyay Ugu yaraan 150gaari oo

Warkii oo dhan

Qabuurihii Mashaaiikhda Bisinka Iyo Burdaha Akhrin jiray Ee Kisimaayo Oo Burburis Lagu Hayo

Tuesday - December 9, 2008

Kismaayo: - Warar ilaa shalay naga soo gaarayey  magaaladda kisimaaya ayaa sheegaya in Kooxaha maamula magaalada Kismaayo ay maalintii labaad burburis ku hayaan

Warkii oo dhan

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed Oo Hambalyo Ciid U Diraya Ummadda Soomaaliyeed

Monday - December 8, 2008

Hambalyo Munaasabadda Ciidul Adxaa Dhamaan Xubnaha Ururka  Waddaniga Soomaaliyeed waxay halkaan uga soo gudbinayaan hambalyo ku saabsan Munaasabadda 

Warkii oo dhan