Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Heshiskii Jabuuti Ka Dhacay Waxaa Lagu Mihindisay Qiiq kale In lagu Huriyo Oo Qaylo Kor U Duusho

Saturday - December 6, 2008

Jabuuti-Mogadisho: Sida war xuuraan lagu helay ayaa tilmaamaya in hooyga mogdisho Mr. Nuur Cade “mijin gaabow” iyo Ina Cabdisalaan oo u weheliyo Cismaan Caato iyo

Warkii oo dhan

Dawladda Mareykanka Oo Ogolaatay Iney Hawlgalada AMISOM Ugu Deeqdo Malaayiin Dollar

Friday - December 5, 2008

Adisababa: Dawladda Mareykanka ayaa hadal ay shaacisey waxay ku sheegtey inay ugu deeqdey malaayiin doolarka Mareykanka qorshaha midowga Afrika uu ku doonay in ciidamo

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Xusuusta Maalmaha barakeysan" Iyo Dr.Shuaib Yusuf " Abu Yusuf"

Thursday - December 4, 2008

Asalamu Caleykum Maalmaha Allah waxa ku jira kuwo si gaar ah Allah uu u barakeeyay, waxa ka mid ah 10 ugu horeeya bisha barakeysan ee Dhul Xija waxana loo baahan

Warkii oo dhan

Meles Zenawi Oo Cabdulaahi Yuusuf Ugu Baaqay Talooyin Xal lagu Gaaro

Wednesday - December 3, 2008

Addis ababa - Garowe : Madaxweynaha Dawlada Faderaalka Ku-meelgaadhk ah ee Dalka Somalia C/Laahi Yuusuf Axmed ayaa la sheegaya inuu dhambaal qoraala ka

Warkii oo dhan

Shariifkii Lagu Shafshafeeyey 275 Xildhibaan Samata-bixin Awgeed Oo Dalbaday Ciidan Xabada Joojiya

Tuesday - December 2, 2008

Jabuuti-Mogadisho: Waxaa maalmahaan shuushuuda bulshada Soomaali qarkood meelkasta ay ku kulmaan kaga hadlaan kuna faaqidaan hadaladi indha-adeyga

Warkii oo dhan

Markabkii Yamanta ka Haysatay Burcad-badeedka Oo La Sii Daayey

Monday - December 1, 2008

Garoowe- Waxa si shuuruud laan ah lagu sii dayay markabkii ay budhcadeedba Puntland ay dhawaan qafaasheen ee laga lahaa dalka Yemen, markabkani oo ay raga afduubtay

Warkii oo dhan

Cabdulaahi Yuusuf Oo Doonaya Inu Dhiso Isbahaysi Cusub Isagoo Docna U fiyoobeyn

Sunday - November 30, 2008

Garowe- Nairobi- Mogdisho : Siyaasada Cabdilahi Yusuf ayaa lagu micneeyey mid uu dhabanada gacanta ku hayo,wuxuuna aad uga shakisan yahay talaabooyinkiisa

Warkii oo dhan

Ciidamo Cusub Oo Itoobiyaan Ah Oo Xalay Soo Gaaray Magaalada Baydhabo

Sunday - November 30, 2008

Baydhabo: Ciidamo Ethiopian oo fara badan, isla markaana wata ku dhowaad 30 gaadiidka ayaa xalay soo galay Magaalada Baydhabo, kadib markii ay habeen hore ka soo

Warkii oo dhan

Maxay Caanaleyda Haruubkii- Dhiishii Ugu Badaleen Caagad Aan Dhaqmeyn

Saturday - November 29, 2008

Bulashada Soomaaliyeed ee dagan miyi iyo magaalo waxaa laf dhabar u ah xoolaha la dhaqdo , oo ay manaafacsadaan siyaabo kala duwan , hadaba UmadaSoomaaliyeed jiil

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Booqasho Faa'ido Leh"

Thursday - November 27, 2008

Haad doonaysid inaad garato qiimaha ay xoriyadu leedahay, waxaad booqataa xabsiga nolashaada mar.Hadii aad doonaysid inaad garato qiimaha ay dabeecada wanaagsani

Warkii oo dhan

Shiikh Aadan Madoobe Oo Heshiiska Jabuutii Ku Noqotay Filan-waa Iyo Waxaan Moodaayey

Wednesday - November 26, 2008

Baydhabo: Baarlamaanka Dowladda KMG ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ayaa 90% waxay ku tilmaameen go'aanka heshiiseed ee laga gaaray magaalada Jabuuti in uusan

Warkii oo dhan

700 Maraakiib Shisheeye Oo Xaalufeyn Iyo Nabaad-guurin Ka Wada Xeebaha Soomaaliya

Tuesday - November 25, 2008

Nairobi - Iyadoo la ogyahay in maraakiib badan oo ka kala socoto wadamada adduunka ay ilaalo ka wadaan xeebaha soomaaliya si ay uga ilaaliyaan burcad badeedka

Warkii oo dhan

Maxaa U Sabab Ahaa In Dhagaxtuur Gudoomiyaha Gobolka Loo Doorto

Monday - November 24, 2008

Mogadisho: Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaabkii ay u dhacday doorashadii xubnaha cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir iyadoo ujeedada laga lahaa in Dhagaxtuur

Warkii oo dhan

Xagee Islamarayaan Khilaafkii Cabdulaahi Yuusuf Iyo Madaxdi Itoobiya?

Saturday - November 22, 2008

Addis Ababa - Sida la ogyahay Madaxda dalka Ethiopia ayaa si weyn ugu qaybsamay siyaasada Somalia ; taasoo salka ku haysa khilaafka u dhexeeya C/Laahi Yusuf iyo

Warkii oo dhan

Khalkhalka Ku Dhacay Seyladaha Maaliyadeed Ee Mareykanka

Saturday - November 22, 2008

Sida lala wada socdo waxaa maanta adduunka ka taagan dhibaato dhaqaale oo aad u qoto dheer, Waxaana uu jahawareer ku dhacay seyladaha maaliyadda (stock exchange)

Warkii oo dhan