Friday - September 2, 2011
London : Ugaas Cumar Geelle Maxamed ayaa ka codsanaya waxgaradka, isimada, culumaaudiinka, haweenka, dhalinyarada ee beelaha walaalaha ee wada dega gobalka
Warkii oo dhan
Friday - September 2, 2011
Waxaa dhamaan bulshada hormoodka xaqa iyo cadaalada, qurbo joog iyo gudo joog mid ay yihiinba loo sheegaya in dhawaan la magacaabay rag aqoon-yahano
Warkii oo dhan
Friday - September 2, 2011
Sida saacdo ka hor na soo gaartay dagaalkii xaqdarada u hogaaminaayey Hororka Faroole ayaa waqti dambe hakad galay iyadoo dhinacyadi dagaalamayey ay qolo walba aag
Warkii oo dhan
Friday - September 2, 2011
Ku: Dhamaan Cida ay Khuseyso
Waxaan beesha caalamka iyo umadda Soomaaliyeed ogaysiinaynaa in dad rayid ah oo degan xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo lagu soo
Warkii oo dhan
Friday - September 2, 2011
Gaalkacyo :Ciidamada Puntland oo si gaar ugu gaashamaan hub culculs oo ay weheliyaan taangiyo iyo gawaari gaashaaman oo garab siinaya mid ka mida labo beel oo walaala
Warkii oo dhan
Thursday - September 1, 2011
Galkacyo: War xaalay goor dambe na soo gaaray oo la soo sheegay in saaka waabarigi ciidamada Puntland ay weerar badrad is-maqiiq ah ku soo jiheeyeen
Warkii oo dhan
Thursday - September 1, 2011
Gaalkacyo: Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa lagu sheegay in halkaas u ka jiro xaalad is ku dhac oo u dhaxeeya ciidamado beeleed u badan maalin-qayil
Warkii oo dhan
Wednesday - August 31, 2011
Dhambaal side mr.Gadaanof isla markaana ku magacaaban ku xigeenka Wasiirka arimaha dibada ee dalka Raashka ayaa maan-gaabnimo iyo macnadaro ku tilmaamay colaad
Warkii oo dhan
Tuesday - August 30, 2011
Sarkaal darajo sare oo ka tirsanaa hay'ada sirdoonka Mareykanka, isla markaana si gaara madax mar ka ahaan jiray ciidamadi qaabilsanaa dabagalka
Warkii oo dhan
Monday - August 29, 2011
Bahda shabakada Galdogob Times waxay maanta idin leedahay hadaad tihiin dhamaan umadda Somaali meel aad joogtaan-ba, gudo iyo dibadba Ciid Mubaarak, Ciid Wanaagsan ..
Warkii oo dhan
Monday - August 29, 2011
Ciidamada dalka Israaiil ayaa shaaciyay in ay Ciidamo dheeraad ah u soo direen Xuduudda ay Masar la wadaagaan, iyaga oo ku doodaya in ay ka hortagayaan waxa ay ugu
Warkii oo dhan
Sunday - August 28, 2011
Inagoo ku jirna gabagabadii Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaan ummada Muslinka ah u rajaynaynaa dambidhaaf, cadaalad iyo horumar. Umaadaas oo Somaalidu ka mid
Warkii oo dhan
Saturday - August 27, 2011
War la xaqiijiyey oo inta badan aan ka soo xiganay wargeyska geeska afrika ayaa sheegaya in madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo u gaashaanka ku dhuftay qorshe
Warkii oo dhan
Friday - August 26, 2011
Nabi Maxamed SCW isagoo ka faaiideysanaya fursadi Heshiiskii Al-Xudaybiyah waxuu si waday fidinti diinta islaamka isagoo markaan isticmaalaya hab kale .. habkaaso
Warkii oo dhan
Thursday - August 25, 2011
Addis-ababa- Warside u dhoon-daloola Arimaha Shiidaalka Degaanka Somalida ee Ethiopia oo la yiraahdo Wabishabeele ayaa daabacay war sheegaaya in Berbera qarka u
Warkii oo dhan