Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Mucjisooyinka Sanadkaan Xajka Lagu Arkay .. Xaaji Somaali Oo Dib U Helay Dareenkisi Hadal Iyo Maqal

Sunday - November 14, 2010

Waa mid ka mid ah awoodda uu illaahey u leeyahay in wixii uu doonaa ay dhaqso u ahaadaan .. Iraaddada illaahey ayay ku dhacday in Xaaji Cali Cabdiraxmaan Shariif

Warkii oo dhan

Kuwi Xukun Ma Naloo Dhiibo Xuuxda Ku Hayey Oo Caano Booro Laga Lisay

Friday - November 12, 2010

Waxaad mooda in daweynaha markay maqleen amase arkeen liiska cusub ee wasaaradaha lagu soo taxay ay yiraahdeen Bagaha Iyo Nus mar haddi meesha laga diln-dileeyey oo sidi

Warkii oo dhan

Wasiirada Qaarkood Oo Lagu Dhawaaqay

Friday - November 12, 2010

Raisal Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo aya banaanka soo dhigay liiskii magacyada 9 wasiir oo sida la sheegay hordhac ah, lana filaayo inta kale iney soo

Warkii oo dhan

Barnaamijkii Sh.Shuceyb .. Iyo Maqaalkii Warsame Gaabane Oo Ku Saabsan Jihaadka Suuqa Madow

Thursday - November 11, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Barnaamijki Sh. Shuceyb .. Iyo Casjar Muxaadaro U Soo Gudbiyey Qaranimo iyo Islaamka

Thursday - November 11, 2010

   Barnaamijkii Shiikh Shuceyb ..Iyo Qiiso Cashar Ah Uu Soo Gudbiyey Xasan Cade        Friday, 05 November 2010 

Warkii oo dhan

Qaranimo iyo Islaamka

Thursday - November 11, 2010

Qarannimada iyo Islaamka Hadda ka hor maqaal hore ayaan ka sheekeeyey waxa uu yahey qaran madax banaan  iyo inuu yahey nidaamka qarannimada cusubi mid leh

Warkii oo dhan

Boliska Talyaaniga Oo Xiray Wakiil Ka Ganacsada Dhoofka Caruurta Somaaliyeed

Thursday - November 11, 2010

Booliska magaalada Roma ayaa xiray wakiilka shirkad Soomaali oo xafiis khaas u ah ka ganacsiga caruurta kuna lahaa magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga.

Warkii oo dhan

Ujeedo ka Jeedadi Labada Shariif Oo Isku Mari La' Kursi Raajicinta Ina Cabdi Salaam

Wednesday - November 10, 2010

Mogadisho: Warar deyris ah ayaa naga soo gaaraya xarunta ay ku hoydaan madaxda dawlada Shiikh Shariif oo tilmaamaya in jaahlnimada haleeshay masuullintaas digta

Warkii oo dhan

Hal Door Prince A.Takar Oo Dhambaal Qunbulad Ah Kaga Digay Beesha Jiifka Iyo Qabka Ay Isaga Jiraan

Monday - November 8, 2010

Prince Axmed Cabdi Takar ayaa noo soo diray dhambaal qunbuledeysan uu kaga danqanaayo  jiifka hurdada, hanadi is moodka iyo qabka ay isaga jiraan

Warkii oo dhan

Mawaadin Sacuudi Ah Oo Ka Diday Kuna Goodiyey Dacwad Sawirka Gabadhiisa Lagu Arkay Wargeys

Monday - November 8, 2010

Sacuudi Arabia: Mawaadin Sacuudi ah ayaa si xun uga diday kuna caga-jugleeyey inu maxkamad la tiigsan-doono gabadhiisa oo suuradeeda wargeys lagu soo daabacay

Warkii oo dhan

Labadi Shariif Bareer Indho Adkaan La Soo Taagan Iyo M.Farmaajo Oo Is Duubay Si Aan Dooxa Ula Tagin

Sunday - November 7, 2010

Mogdisho- Canada- America ; war is-weydaarsi kubada dhan kasta loo laado ayaa illa shalay ka socotay daafaha caalamka oo looga hadlaayey xaalada fajaca ka

Warkii oo dhan

Prince Axmed Takar

Saturday - November 6, 2010

marka hore waxaan salaan qiimo badan halkaan uga soojeedinayaa bahda iyo beesha TANADE meel ay joogaanba. marka xiga murti ayaa waxay ahayd "TOL WAA TOLANE"tolkaa

Warkii oo dhan

Goormu Bakheyl Gool Loogi Jiray..Sir Baana Makuba Museveni Oo Gogol Deeq Cantooba Leh U Fidinaaya So

Friday - November 5, 2010

Inkasto Daad Rogmay .. Rajo Samirtay .. Hasa ahate Rabigi Aduunyada lahaa Su raboYey Noqone .. Waxaa maalmahaan dalalka reer galbeedka iyo magaalada

Warkii oo dhan

tarbiyada

Friday - November 5, 2010

Ogaada Caruurtu waa “Il qabowsi” Haddii uu ilaahay kuu Hanuuniyo, waa Quruxda Nolosha Aduunka iyo Dhaxalka lagu faano haddii uu Alle kaaga dhigo Awlaad Saalax oo

Warkii oo dhan

Barnaamijkii Shiikh Shuceyb ..Iyo Qiiso Cashar Ah Uu Soo Gudbiyey Xasan Cade

Thursday - November 4, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan